Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo Bilad sharaf lagu guddoonsiiyay Geneva (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa wuxuu maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda Caafimaadka Aduunka ( WHO ) ee Geneva ku guddoomay bilad sharaf weyn oo uu guddoonsiiyay madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka Dr. Tedros. Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee XFS ayaa waxay abaal marintan … Continue reading Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo Bilad sharaf lagu guddoonsiiyay Geneva (Sawirro)